5 shey aad u baahan tahay noloshaada! shantani soo socota waa shanta shey ee ugu nuhiimsan ay tahay inuu qofka ka ogaado inta uu nool yahay noloshiisa, waayo waxa ay saamey kugu yeelanaysaa noloshaada! 1. Ogaal nafeed/ Self-Awa…
Read moreLixdaan qodob waa lix qodob wax badan kaa caawinaya hadii aad ku dhaqanto oo aad raacdo hadii alle idmo. 1. Xeerka shan ilbiriqsi (The 5-second rule). Bal shan ilbiriqsi wax qabo, tani waa waqtiga ugu yar ee aad ku dareemeyso…
Read moreQoraalkan yar waxaynu isla eegaynaa ama aynu ka jawaabeynaa su aasha aynu ciwaanka kur soo qornay ee ah; "sidee ayaan ugu noolaan karaa nolol farxad leh". 1. Waxba ha qarin La noolow adiga oo aan waxba qaban, adiga oo …
Read moreSonkortu waa mid ka mid ah ilaha uu qofku ka helo tamarta, laakiin badsashadeedu waa albaabka cudurrada khtarta ah oo dhan, sida uu haboonina waa in la iska daayo isticmaalkeeda, gaar ahaan marka uu miisaanka qofku ka weyn yahay…
Read moreBisha ramadaan waxay ka mid tahay fursadaha ugu fiican ee miisaan dhimista, inkasta oo ay dadka ku kala duwan yihiin xaddiga miisaanka dhacaya. Dadka qaar waxaa ka dhaca miisaan laban-laab ka badan miisaanka ka dhaca bisha aan so…
Read more1. Waxa uu aaminaa in guusha iyo dheefta aanu gaadhi karin ilaa uu dadka kale iska reebi ama meesha ka saaro. 2. Waxaa warwar ku abuura waxyaabo aanu waxba ka badali karin/ ama qalad aanu isagu sixi karin. 3. Waxa uu waqtiga ku…
Read moreQodobada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, waxa ay kor u qaadayaan awoodda uu jidhku u leeyahay, in uu iska caabiyo calaamadaha gabowga, isaga oo ilaashanaya muqaalka dhalinyarnimo. 1. Joog…
Read morecopyright © 2024 - | SUNAAMI-